Friday, December 2, 2016

DHIRTA,XAYAWAANADA IYO SHIMBIRAHA
Dhulka Koonfurta ,Bartaamaha iyo Woqooyi-galbeed ee Soomaaliya waa dhul hawd ah oo ay dhirtu ku badan tahay, taas oo ay ugu wacan tahay roobka ka da'a meelahaas oo ka badan kan ka da'a dhulka Soomaalida meela kale oo kamid ah. waxaana ku badan cawska iyo dhir ku haboon daaqa xoolaha.
Woqooyi-Bari iyo xeebaha Woqooyiga waxaa ku badan dhirta xabagta leh, sida Fooxa (Beeyada) iyo Maydiga. Fooxa iyo Maydiguba waa xabag aad u udgoon waxaa lagu udgiyaa guryaha iyo masaajidyada, iyadoo weliba loo dhoofiyo dibadaha oo markaas laga helo lacag adag. Dhanka gobolada dhexe iyo weliba koonfurta waxaa ku badan dhirta mayraxda leh.
Soomaaliya waxay leedahay xoolo aad u badan. Taasi waxay sababtay in daaqa waddanku uu yaraaday, gaar ahaan marka xilliga roobku uu gadaal uga dhoco markii uu di'i jirey.
Magacyada dhirta soomaaliya ka baxda waxaa kamid ah: Galool, qurac, qansax, cadaad, dhamas, geed-hindi, , hareeri ,qalaamqal ,baxarsaaf.maraay,huyin,cadaad,garas,shilan,sarmaan,murcud,caduur,dhiitaar,dabakar,sagaara sal,garoorshe,raxanreeb,labay,yooc,gumar,bilcil,hamir iyo kuwo kale oo farabadan oo aanan halkan kusoo koobi karin.
Waxa kale oo duurka ama baadiyaha soomaaliya, gaar ahaan dhanka koonfurta iyo bartamaha soomaaliya , ku nool xayawaano fara badan. Waxaana kamid ah: Dhurwaaga, dawacada, libaaxa, haramcadka, doofaarka, gorayada, deerada, cawsha, biciidka, sagaarada, dameerfarowga, jeerta, wiyisha weerka,unfada,yaadadada.iyo weliba noocyo farabadan oo shimbiro ah sida :humuruq,culiculi,califood IWM
qore:yasin sheikh caamir

dhirta iyo xolaha somalia

Waa Maxay Dastuur?
Dastuurku waa heshiis bulsho ka dhaxeeyo oo qeexaayo xiriirka ka dhaxeeyo muwadiniinta iyo dowladooda waana Axdi lagu caddeynayo nooca doorasho ee dalka ka dhacayso,  siyaasadda dalka, waajibaadka madaxda dowlada iyo muwadaniinta xaquuqda ay leeyihiin, sidoo kale wuxuu cadeynayaa nooca xukumada dalka ka jirto ay tahay tusaale noocyada dowladaha, dowlad boqortooyo ku dhisan, dowlad federal ah, dowlad dhexe kaliya (unitary government) iyo sida loo toosinayo midka ku xadgudba Axdiga iyo guud ahaan sida dadku ugu dhaqmi lahaayeen qaanuun ay raalli ka wada yihiin.
Dastuurka markii la sameynaayo meelaha ilaha laga soo jigto (Source of constitution) 
Ø  Shareecada Islaamka ( Axaadiista, kitaabada Fiqiga, Sunnada Nabiga Kitaabka Quraan karim ah)
Ø  Dhacdooyinkii hore dalka ugu soo dhacay waayo aragnimadii laga dhaxlay
Ø  Sharuucda iyo sharciyada caaliga ah (international law) iyo heshiis yada caaliga ah oo dalaka ka dhexeeeyo.
Ø  Dastuurka dalalka kale qaabka uu usameysan yahay in qudubada naga anfacaayo laga soo qaato wixii aan na quseynin laga tago.
Ø  Dastuurka ururada ay dowlada xubinta ka tahay In qodobada qaar naga anfacaayo aan kasoo qadanaa. Tusaale soomaaliya waxay xubin ka tahay urur goboleedyada IGAD, Midowga Afrika, Jmacada Carabta iyo Ururka caalamiga ah ee Qaramada Midowbe (United Nations).  
Sharuudaha loo bahan yahay in la raaco markii dastuur la sameynaayo waxaa qudubadaan  soo socda.
Ø  Waa in lagu qoraa erayo la fahmin karo fasiix ah markii la aqrinaayo lagu dhibtoohineynin markii la aqrinaayo.
Ø  Waa in laga ilaaliyo hadalada sarbeebta ah ee sidii la rabo loo fasiran karo waa in uu ku qoranyahay hadalo cad cad oo wadhax ah lawada fahmin karo oo aan sameyheenin macnooyin kala duwan.
Ø  Waa in uu cadeeyaa dastuurka qabka qaadista canshuurada dalka haduu federal yahay dalka waxaa afka qalaad lagu dhaho (fiscal federalism) dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada xubinta ka ah ayaa canshuur qaadinkaro ilaa xadigee canshuur ayaa loo ogol yahay inay dowlada goboleedyada inay qadaan Hadii dastuurka lagu cadeyn habka canshuur qaadista dalka waxaa la dhalanayso isqabqabsi ku aadan canshuur caadis dalka una dhaxeeyo dowlada dhexe iyo dowlaad gobeelyada xubinta ka ah, waxaa jiro canshuuro ay dowlada dhexe ay toos u qaadayso sida canshuurta wixii dalka laga dhuufinaayo iyo wixii lasoo galinaayo canshuurteeda waxa afka qalaad lagu yiraahdo (export& import taxation) inuu dastuurka cadeeyo..
Ø  Waa inuu cadeeyaa qaab dhismeedka dowlada noocada ay dowlada tahay ma mid federal ah baa ama mid dowlad dhexe oo kaliya ah ( unitary government), dowlad boqotooyi ah. 
Ø  Sidoo kale wa inuu cadeeyaa markii dastuurka wax kabadal lagu sameynaayo habka loo maraayo, ma barlamaaka ayaa wax ka bedelinkaro, mise afti dadweyne ayaa wax ka bedel loogu sameynkaraa.

Qeybaha ama Noocyada dastuurka u kala qeybsamo ee adduunka ka jirto
Ø  Dastuur  aanan  sifudud wax loogu bedelin Karin (rigidity constitution) 
markii wax ka bedel lagu sameynaato noocaan dastuurka wuxuu u bahan yahay afti dadweyn oo ay dadku u codeeyaan markii wax kabedel lagu sameynaayo sidaas darted way adagtahay in wax laga bedelo waayo markastuu qudub dastuurka wax laga bedelaayo wuxuu u bahanyahay afti dadweyne in loo qaado oo ay u codeyaan.
Ø  Dastuur    sifudud wax loogu bedelin Karin (flexible constitution) 
Markii wax ka bedel lagu sameynaayo nooca dastuurkan uma bahno afti dadweyne wuxuu u bahanyahay in barlamaanka ay wax ka bedel ku sameeyaan markii qudab kamid ah dastuurka wax laga bedelaayo wuxuu u bahanyahay in barlamaanka inay cod u qadaan si wax loogu bedelo.
Ø  Dastuur qoran ( written constitution) 
Dastuurka waaa inuu ahaadaa mid qoran book domentary ah noocaan dastuurka ah waxaa istimcaalaan in badan oo dalalka calamka waxaa hormuud u ah talyaaniga.
Ø  Dastuur aanan qorneen ( Unwritten constitution) 
Nooaca dastuurkan waa mid aanan qorneen ma jirto domentary book qoran oo lawada aqrisan karo badaa dalalka dastuurkooda aanan qorneen waxay racaan caadooyinkii iyo dhacdooyinkii hore u dhacay sidii loo xalin jiray, markii ay wuxuu baxdo dhibaato markii laxalinaayo waxaa loofiirinaa dhacdadaan hore may u dhacday side loo xalin jiray ayaa loo xalinaa haddii dhacdo ugub ah ay dhacdo waxaa  lagu xalinaa sida macquulka ah.


Markii dastuurka la ansixinaayo afarta ha ee loo maro in la ansixiyo 
1.      In dastuurka lagu ansixiyo afti dadweyn oo ay dadka muwadiniinta ah ay cod u Qadaan makssasi kadib dastuurka oo noqdo mid sharci oo loowada hogaan samo dowlada iyo shicibkeeda ay wada ixtiraamaan,
2.      In dastuurka ay ansixiyaan jimciyada ama sida somalida u qabaano oday dhaqamedyo matalada dadka ay kasoo jeedan inay ansixiyaan in odayaal dhaqameedyada ay cod u qadan dastuurka tusaale nidaanka ansixinta dastuurka waxaa isticmaalay Somalia 2012 iyo South Africa 1994 markii uu dhamaato oo dhamatay midab kala soocii ka jiray dalka konfur afrika.
3.      In dastuurka ay ansixiyaan barlamaanka dalka ka jiro markii dastuurka la sharciyey naayo wuxuu u bahan yahay oo kaliya in barlamaanka ay ansixiyaan oo ay cod uqadaan laguna ansixiyo aqlabiyada barlaamka miisa u badato.
4.      In go’aan madaxweyne lagu ansixiyo madaxweynaha ayaa go’aan kasoo saraaro dastuurka si uu sharci u noqdo dastuurka dalka, noocaan dastuur ansixin waxaa Somalia ka dhacday 1979 markii madaxweynihii dowladii miliratry aheed oo ku ansixyay dastuurka xiligaaas digreeto madaxweyne sidaas  oona sharci ku noqday dastuurii Somaliya 1979.
  
Fahfahin qoraaga qormadaan 
Magaca: Yahya Yahya Amir
Jamacada:  jamacada Simad
Kuliyada:  Cilmiga bulshada ( Social Science)
Taqasuus (degree): Maamulka dowladeed (Public Administration) 

Tariikhada: 15/ 0ctober/2016

Waa Maxay Dastuur?

Thursday, October 27, 2016

Manihot esculenta (commonly called cassava) is a woody shrub native to South America of the spurge family, Euphorbiaceae. It is extensively cultivated as an annual crop in tropical and subtropical regions for its edible starchy tuberous root, a major source of carbohydrates. Though it is often called yuca in Spanish and in the United States, it differs from the yucca, an unrelated fruit-bearing shrub in the family Asparagaceae. Cassava, when dried to a powdery (or pearly) extract, is called tapioca; its fermented, flaky version is named garri.
Cassava is the third largest source of food carbohydrates in the tropics, after rice and maize. Cassava is a major staple food in the developing world, providing a basic diet for over half a billion people.[5] It is one of the most drought-tolerant crops, capable of growing on marginal soils. Nigeria is the world's largest producer of cassava, while Thailand is the largest exporter of dried cassava.
Cassava is classified as either sweet or bitter. Like other roots and tubers, both bitter and sweet varieties of cassava contain anti nutritional factors and toxins, with the bitter varieties containing much larger amounts. They must be properly prepared before consumption, as improper preparation of cassava can leave enough residual cyanide to cause acute cyanide intoxication, goiters, and even ataxia or partial paralysis. The more toxic varieties of cassava are a fall-back resource (a "food security crop") in times of famine in some places. Farmers often prefer the bitter varieties because they deter pests, animals, and thieves

Monday, October 10, 2016

Jawaabto waa carradu waa shay aasaasi u ah bixitaanka ama koritaanka dhamaan dhirta nocyadeeda kaladuwan iyo dalagada loo isticmaalo cunitaan tusaale ahaan masgada ama haruur qof sida uu uyaqaano galeyda sisinta …. Dhamaan dalagyada oo aan hada ina lagu sookoobikarin kwaasoo aad ufarabadan. Carada soomaaliya waa aykaladuwantahay gobol gobolka kale intabadan carrda ama cida soomaaliya waa mid aad uwaaagsan oo kufican beerashada kaladuwan ee  labeero dalagyada lagubeero beeraha soomaaliya . Gobolada qaarcaradooda waa mid aad uqimo badan oo loo isticmaalo beerashada dalaqyada kasokow waxaa loo isticmaalaa ama lagu dhisaa guriyaasha oo lagu qaso carrada qaar shamiinda iyo nuuriyada  markii ladhisaayo guruyaasha qaar oo ay badanaa ay isticmaalaan dadka kashaqeya guriyaasha kuwo qaar eek amid ah dadkaas waxaay aaminsanyihiin hadii lagu darin carrada markaa lawado dhismaha guriga. Maxaa loo isticmaal carada? 1) waxaay caawisaa kutaagnashaha dhulka geedka haduu geed uu aysan heysanin carro wanaagsan manoolaankaro waqti dheer ee noolashiisa tankale  waykukala duwanyihiin geedaha bixitaankooda waxayna kukaladuwanyihin midba meesha uu kuyaalo ooloolajeedo carrada uu kuyaalo geedka. 2) waxaay qiibwaykaqaadataa carrada koritaanka dhirta kaladuwan 3) waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo noo kamid ah carrada haaman ama ashuun biyo lagu shubo sida aysheegeen dadka mid ah dad waxbadan baariaankusameyey biyaha lagu keediyo haamaha caadiga ah iyo hamaha lagusameeyo carrada waxaysheegeen in ay aad ubiyo aad uqabow yihiin kuwalaga sameeyo carrada intabadan waxaa isticmaala ashuumanka dadka beeralayda ah waqtiyadii ugu danbeeyey dadka waxaa bilaabeen in ay kudaraan shamiido markii lasameeynaayohaantaas ama ashuunta kusameysan carada . 4)waxaa aykasameysan jiriin dadkii hore eesoomaaliya dheri ama sha dhigma digsigahada  waxlagu karsado oo asan jirijirin waqtigii hore . 5)waxaa loo ay u isticmaaijireen shacabka soomaaliyeed oo aysan hada kasuulin ama kadhamaan isticmaalkiisa shaygaas oo ah waxlagu magacaabo burjiko  weli kamadhamaan maaalooyinka iyo baadiyaha oo ay isticmaalayaa dadka soomaaliyeed  burjikada waxaana loo isticmaalaa in waxlagu karsado. Noocyada carada;- waxay Ukalabaxdaa carrada qeybo kala duwan ay uqiibiyeen dadka kusameeyo baaritaano badan kadibna uqiibiyey dhoor qiibood   qaar kamid aad ayey uyihiin kuwo muhiim ah oo kufican adeegsiga dhankasta  oo uu doonaayo beni aadamka  oo isticmaalikaro carada waxayna kalayihiin sida soo socta. 1)caro madow 2)caro bacaad ah 3)caro gaduud ah 4)caro madow iyo gaduud isugujirta Dadka  kahalay ama kasheekayey carada kuwaaso  sameeyey baxsi ama baaritaano badan  axaysheegeen meelkasto oo lagu beerayo dalagyo waxay ubaahanyihiin carro kuhaboon dalaga  carrada naftirkeeda way kalo qiimo badantahay qofka rabo inuu waxbeerto waa inuu kafiirsadaa meesha uu waxkabeerayo inta uusan beerin dalaqa uurabo inuu bero haduusan ufiirsanin wuukuqasaarayaa waxaa uubeeraayo waxaa haboon qofka markuu rabo in uu waxfican ay usoo go aan marka hore iakabaar ama latasho qof kuheeldheer dhanka beeraha asaga ayaa kuusheegaayo oo waxaa uu kudhahayaa meesha waykuficantahay beerasha ama kumaficano. dhamaan nocyadan midkasta waxay leedahay astaamo ugooni ah oo lagu garto waxay qabtaan shaqoonyin kaladuwan midba mida kale waykaduwantahay.

Waa maxay carro?

 
DAAH KA ROGIDA XOGAHA DAAHSOON © 2015 - Blogger Templates Designed by Templateism.com