Monday, October 10, 2016

Waa maxay carro?

Jawaabto waa carradu waa shay aasaasi u ah bixitaanka ama koritaanka dhamaan dhirta nocyadeeda kaladuwan iyo dalagada loo isticmaalo cunitaan tusaale ahaan masgada ama haruur qof sida uu uyaqaano galeyda sisinta …. Dhamaan dalagyada oo aan hada ina lagu sookoobikarin kwaasoo aad ufarabadan. Carada soomaaliya waa aykaladuwantahay gobol gobolka kale intabadan carrda ama cida soomaaliya waa mid aad uwaaagsan oo kufican beerashada kaladuwan ee  labeero dalagyada lagubeero beeraha soomaaliya . Gobolada qaarcaradooda waa mid aad uqimo badan oo loo isticmaalo beerashada dalaqyada kasokow waxaa loo isticmaalaa ama lagu dhisaa guriyaasha oo lagu qaso carrada qaar shamiinda iyo nuuriyada  markii ladhisaayo guruyaasha qaar oo ay badanaa ay isticmaalaan dadka kashaqeya guriyaasha kuwo qaar eek amid ah dadkaas waxaay aaminsanyihiin hadii lagu darin carrada markaa lawado dhismaha guriga. Maxaa loo isticmaal carada? 1) waxaay caawisaa kutaagnashaha dhulka geedka haduu geed uu aysan heysanin carro wanaagsan manoolaankaro waqti dheer ee noolashiisa tankale  waykukala duwanyihiin geedaha bixitaankooda waxayna kukaladuwanyihin midba meesha uu kuyaalo ooloolajeedo carrada uu kuyaalo geedka. 2) waxaay qiibwaykaqaadataa carrada koritaanka dhirta kaladuwan 3) waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo noo kamid ah carrada haaman ama ashuun biyo lagu shubo sida aysheegeen dadka mid ah dad waxbadan baariaankusameyey biyaha lagu keediyo haamaha caadiga ah iyo hamaha lagusameeyo carrada waxaysheegeen in ay aad ubiyo aad uqabow yihiin kuwalaga sameeyo carrada intabadan waxaa isticmaala ashuumanka dadka beeralayda ah waqtiyadii ugu danbeeyey dadka waxaa bilaabeen in ay kudaraan shamiido markii lasameeynaayohaantaas ama ashuunta kusameysan carada . 4)waxaa aykasameysan jiriin dadkii hore eesoomaaliya dheri ama sha dhigma digsigahada  waxlagu karsado oo asan jirijirin waqtigii hore . 5)waxaa loo ay u isticmaaijireen shacabka soomaaliyeed oo aysan hada kasuulin ama kadhamaan isticmaalkiisa shaygaas oo ah waxlagu magacaabo burjiko  weli kamadhamaan maaalooyinka iyo baadiyaha oo ay isticmaalayaa dadka soomaaliyeed  burjikada waxaana loo isticmaalaa in waxlagu karsado. Noocyada carada;- waxay Ukalabaxdaa carrada qeybo kala duwan ay uqiibiyeen dadka kusameeyo baaritaano badan kadibna uqiibiyey dhoor qiibood   qaar kamid aad ayey uyihiin kuwo muhiim ah oo kufican adeegsiga dhankasta  oo uu doonaayo beni aadamka  oo isticmaalikaro carada waxayna kalayihiin sida soo socta. 1)caro madow 2)caro bacaad ah 3)caro gaduud ah 4)caro madow iyo gaduud isugujirta Dadka  kahalay ama kasheekayey carada kuwaaso  sameeyey baxsi ama baaritaano badan  axaysheegeen meelkasto oo lagu beerayo dalagyo waxay ubaahanyihiin carro kuhaboon dalaga  carrada naftirkeeda way kalo qiimo badantahay qofka rabo inuu waxbeerto waa inuu kafiirsadaa meesha uu waxkabeerayo inta uusan beerin dalaqa uurabo inuu bero haduusan ufiirsanin wuukuqasaarayaa waxaa uubeeraayo waxaa haboon qofka markuu rabo in uu waxfican ay usoo go aan marka hore iakabaar ama latasho qof kuheeldheer dhanka beeraha asaga ayaa kuusheegaayo oo waxaa uu kudhahayaa meesha waykuficantahay beerasha ama kumaficano. dhamaan nocyadan midkasta waxay leedahay astaamo ugooni ah oo lagu garto waxay qabtaan shaqoonyin kaladuwan midba mida kale waykaduwantahay.

About the Author

Unknown

Author & Editor

Has laoreet percipitur ad. Vide interesset in mei, no his legimus verterem. Et nostrum imperdiet appellantur usu, mnesarchum referrentur id vim.

Post a Comment

 
DAAH KA ROGIDA XOGAHA DAAHSOON © 2015 - Blogger Templates Designed by Templateism.com